Muuse Biixi oo hanjabay “Waa soconayaa dagaalka inta taako Somaliland ah cadowgu ku jiro”

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ciidamada kala duwan ee dalka iyo shacabka taasoo maalinta 18-ka May. Muuse Biixi Cabdi waxa uu si adag uga hadlay gardarrada joogtada ah ee uusheegay in maamulka Puntland ku hayo xuduudaha Somaliland, waxana uu hoosta ka … Continue reading Muuse Biixi oo hanjabay “Waa soconayaa dagaalka inta taako Somaliland ah cadowgu ku jiro”